Makaab Travel Agency
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Makaab Travel Agency, Travel Agency, Barxada, Dabaqa City Center, Garowe.
29/01/2019
Xafiiska Makaab Travel Agency ee Garowe waxa uu kuu hayaa ticket yo raqiis ah fadlan nagala soo xariir 0907752417.
Mahadsanidin
Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Dhamaan ardayda ka qalin jabisay sanadkaan Dugsiyadda sare ee Puntland waxaa la ogaysiinaysaa in shirkadda Makaab Travel Agency ay u hayso visaha dalka UGANDA isaga oo qiimo jaban ah fadlan la soo xariir shirkadda ama booqo xafiiska Shirkada adiga oo kala xariiraya Cinwaanadaaan hoos ku Qoran.
Tell:-0906794408
Tell:-0907752417
Ama booqo xafiiska guud ee shirkadda Makaab magaaladda garowe qaybta sare ee dabaqa city center ka soo horjeedka dabaqa Nayruus.
Mahadsanidiin.
Fadlan share garee si looga faa-idaysto.
16/07/2018
Makaab Travel and Tour Agency, waxay ku haysaa adeeg hufan oo qiimo jaban. Marka aad xafiiska timaado waxaa ku soo dhawaynayaa shaqaale carbisan oo loo tababaray sida loogu adeego macaamiishayadda sharafta leh.
Makaab Travel and Tour Agency waxyaalaha ay ku hayso waxaa ka mid ah,
1. Jarida Ticket-yada gudaha, Muqdishu, Hargaysa, Kismaayo, Galkacyo, Boosaaso.
2. Jarida Ticket-yada dibadaha, Nairobi, Kampala, Dubai, Addis Ababa, Djibouti, Turkey, Malaysia.
3. Soo saarista visayaasha wadamada Kenya, Uganda, Turkey iyo India.
Makaab Travel and Tour Agency waxay ku taal Garoowe, dabaqa City Gate.
Ka so horjeedka nayruus ama xalwa kismaanyo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Garowe
Opening Hours
| Monday | 08:01 - 22:00 |
| Tuesday | 08:01 - 22:00 |
| Wednesday | 08:01 - 22:00 |
| Thursday | 08:01 - 22:00 |
| Saturday | 08:01 - 22:00 |
| Sunday | 08:01 - 22:00 |