Gallad
It doesn't work
Kuwa prankiga sameeya ee soomaalida ah car hanoo soo sameeyaan gamekaan oo kale waxyaabo kale bay isku boojeeyaan xujooyinka ad adagna waa ka dhuuntaan.
Waxa uu leeyahay faaiidooyin badan oo lagaga faaiidaysan karo dhanka amniga balse waxa uu kudayacanyahay jidadka.
25/02/2026
Kuwa ka hadlaya xuquuda dumarka ma kuwii ilmaha kufsan jiray ee haddana cuni jiraybaa talow gaalo ma xishootee yaa naga qabsada.
JF-17 Thunder (oo sidoo kale loo yaqaan Chengdu FC-1 Xiaolong) waa diyaarad ay si wadajir ah u sameeyeen:
Pakistan Aeronautical Complex
Chengdu Aircraft Industry Group
JF-17 waa “multi-role combat aircraft”, taas oo macnaheedu yahay:
Waxay la dagaallami kartaa diyaaradaha kale (air-to-air combat)
Waxay weerari kartaa bartilmaameedyo dhulka ah (air-to-ground strikes)
Waxay qaadi kartaa gantaallo, bambooyin, iyo hub casri ah.
Astaamaha ay leedahay diyaaraddu:
* Xawaare: ku dhow Mach 1.6
*Hal duuliye (single-seat, inkastoo labo kursi training version jiro)
*Radar iyo qalab casri ah oo ogaan kara cadowga
*Qiimo ka jaban diyaaradaha reer galbeedka sida F-16
Dalalka isticmaala:
JF-17 waxaa isticmaala dalal dhowr ah sida:
Pakistan
Nigeria
Myanmar
Dadka kaliya ee adduunka kunool ee aan beeran karin wixii ay kunoolaan lahaayeen iskabaddaa dhar iyo hub kaleeto waa soomaali, waa duul ilaahay kharribay oo jawaafan.
21/02/2026
Day 4
20/02/2026
Day 3 fasting
Nin ka doqonsan maraykan masoo marin.
Uma malaynayo in ay suudka quruxda badan usoo xidheen ka shaqaynta danta 20 million oo soomaali ah oo wajahaya cadaw gudaha ah iyo mid dibadda ah iyo abaaro ba'an oo ku habsatay guud ahaan gayiga soomaaliyeed.
balse rajada ilaahay lagama quusto waxaan alle kabaryaynaa bishaan ramadaan ee barakaysan awgeed in uu tawfiiqda waafajiyo oo ay ka heshiiyaan danaha ka dhexeeya ee ay isku haystaan ugu yaraan si ay wax noogu reebaan.
Qofkii umaleeya in ay dan soomaaliyeed isu haystaan ha igaado malahaasi in uu been yahay.
Click here to claim your Sponsored Listing.