Himilo Training Center
Himilo Training Center in Online & Offline Platform education
21/12/2025
📢 2026 iyo Tababaro Cusub yaan la moganan.
27/01/2024
Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Himilo Training Center waxay ogaysiinaysaa dhaman bulshada ku dhaqan magalada Hargaysa in la qaadan doono arday cusub oo la bari doono 4 Koooras oo kala ah:-
1. Artificial Intelligence
https://chat.whatsapp.com/J6Vk0HL44DU9Mq8S00RCAm
2. Entrepreneurship Training
https://chat.whatsapp.com/C4zLNhS9j80EO3kvN3LaYN
3. Facebook Ads for basics
https://chat.whatsapp.com/J3quqPyYalvLCIfVbVx5Mv
4. Business Plan
https://chat.whatsapp.com/FXh6UeZUwlC7kEP4jBYw71
Gaar ahaan waxa ka faa,idaysana
Qof kasta oo jecel in uu business samaysto, dhalainyarada u tartamaysa hal abuurka
ganacsi iyo dhaman ardayda jamacadaha kuliyada business ka ee ka faa,idaysi wacan dhamantiin.
15/10/2023
🎉Congratulation Congratulation🎉
Alx calaa kuli xaal
Shalay waxay ahayd malin agtayada qiimo wayn ku leh oo ka so waregtay asaaskii Himilo Training Center aniga iyo team kayga waxana farxad no ah in Himilo sanad guradedii 5 aad aan u dabaal degno halkaas iyo meel ka si saraysaba insha Allah waanu gadhidonaaa.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Website
Address
Hargeisa
252
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |