QUDUS PHARM
Official account of ZAAK PHARM. Teaching the essential, relevant facts about drugs and medicines.
21/04/2025
Waxaa si toos ah aad ula kulmi kartaa dhakhtaradan qaabilsan beerista ilmaha, daaweynta ciladaha dumarka.
Whats up 252633293331.
JANAALE CLINIC PHARMACY HARGEISA.
Oo ku yaalla badhtamha suuqa Hoose dhexdiisa. Agagaarka XANAANADA DHEXE.
Waxaa kuu fadhiya Dr Abdalla Qudus.
Oo aqoon sare uleh kumbuyuutarka uurku jirta, macdanta. Waxaa kaloo uu kuugu daweynayaa qalab ciladaha xubnaha ,xididada afqallooca, ciladaha dhabarka, gunaadyada, iyo ciladaha tuunbooyinka macdanta. Beerka kelyaha xamytida kaadi haysta iyo kaadi mareenka.
Waxaa kaloo aad ka helaysaa gudbinta bukaanada ubaahan India.
Qaybta kelyaha iyo maydhistooda.
Qaybaha qalliinada guud.
Qaybaha daaweynta cancer ka.
Ciladaha lafaha.
Waxaa si toosa laguugu soo saari doonaa visaha India iyo Thailand ba.
Weliba waxaa kuu diyaara xarun addis Ababa oo laguu fududeynayo visaha India.
Dumarka cabanaya dhalmo la aanta iyo ciladaha macdantaba waxaa si toos ah loola xidhiidhsiindoonaa gabadh kala talisa dhalmo la aanta oo si toos ah uqaabili doonta dumarka qaba ciladaas
Waxay ka hawl gasha cusbitaalo kuyaala New delhi.
Drs Adhey Krishna.
Specilaist in gynaecology and fertility. New delhi.
Kala soo xidhiidh
Tel: 521576
What's up 0633293331
What's up 0633814215
What's up 0634779158
JANAALE CLINIC PHARMACY wuxuu ku yaallaa
badhtamaha suuqa hoose Hargeysa.
Agagaarka XANAANADA DHEXE.
QUDUS CLINIC ULTRASOUND +252634426050 +252634779158
03/04/2025
QUDUS CLINIC ULTRASOUND
25/02/2025

Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 00:30 |
| Tuesday | 07:00 - 00:30 |
| Wednesday | 07:00 - 00:30 |
| Thursday | 07:00 - 00:30 |
| Friday | 09:00 - 00:30 |
| Saturday | 07:00 - 00:30 |
| Sunday | 07:00 - 00:30 |