Eng. Allaale

Eng. Allaale

Share

Construction || Supervision || Construction consulting & designs

12/04/2026

Where Trust is Certified, simple deco.
+252 63 6127959

01/08/2025

๐‡๐š๐ ๐š๐ก๐š ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š (๐ญ๐š๐ฑ๐š๐ง๐ž)
๐Œ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐š๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š (๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐š๐œ๐ญ ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ)

1๏ธโƒฃ8๏ธโƒฃ. ๐—๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ค๐ก๐ข๐ฅ๐š๐š๐Ÿ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐š๐ก.
Qandaraasyadu waa in loo diyaariyaa iyada oo maskaxda lagu hayo suurtagalnimada khilaafaad. Ku daridda qodob adag oo ku saabsan xallinta khilaafaadku waxay badbaadisaa waqti iyo kharash mustaqbalka ah. Habka xallinta khilaafaadku waxay noqon karaan mid kuu wacan ama kuu daran! Doorashada garnaqsi (arbitration), dacwad maxkamadeed (litigation), ama dhexdhexaadin (mediation) waxay si weyn u saameyn kartaa natiijada kiiska. Ka fiirso cida dhexdhexaadinaysa khilaafyada.

1๏ธโƒฃ9๏ธโƒฃ. ๐Š๐š๐ฅ๐š ๐ ๐š๐ซ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ฐ๐š๐š๐ง-๐ฐ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ฆ๐š๐ฑ๐ค๐š๐ฆ๐š๐ ๐ฅ๐š ๐ญ๐š๐ ๐จ.
Khilaaf kasta uma baahna in loo gudbiyo maxkamad ama xallin gar-qaad ah. Ka fiirso kharashka iyo faa'iidada ka hor inta aanad kor u qaadin arrinta. Mararka qaar arrintu waxa ay noqon kartaa gacmo geel jire hoos baa loo dhaqaa!

2๏ธโƒฃ0๏ธโƒฃ. ๐ƒ๐จ๐จ๐๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐๐š๐ ๐ข ๐ฐ๐š๐š ๐œ๐š๐๐๐š๐ฒ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ช๐จ๐ซ๐š๐ง
cadaymaha iyo qoraalada la is dhaafsaday waa gaashaankaaga ugu fiican marka la joogo garsoor ama dhexdhexaadin.

2๏ธโƒฃ1๏ธโƒฃ. ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ก๐š ๐ฅ๐š๐ก๐š๐š๐๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐› ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐›๐ข๐ฑ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐จ
Hadii ay dhacdo in labada dhinac is fahmi waayaan waa in ay jirto qodobo si cad u sharaxaya qaabka heshiiska looga bixi karo/ laalayo.

2๏ธโƒฃ2๏ธโƒฃ. ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฆ๐š ๐š๐ก๐š ๐ค๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฑ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ!
Hadii uu wanaagsanaado xidhiidhka dhinacyadu, waxa uu ka hortagi karaa khilaafaad, halka in la raaco sharci keliya ay keeni karto in mid kastaa dhiniciisa isku giijiyo, muran iyo is fahanlaโ€™aanina ka dhalato. Ku dedaal in arimaha aad u maarayso hab xikmadaysan oo isku dheelitiraysa ixtiraamka iyo fulinta heshiiska waayo heshiisku waa is fahan iyo wada xidhiidh wanaagsan

......๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ......

๐Ÿ”ด Maku hawlan tahay mashruuc dhisme โ“

๐Ÿ“ž๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ‘ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ ๐Ÿ•๐Ÿ—๐Ÿ“๐Ÿ—
Tiktok: .Allaale
Facebook: .Allaale

Want your business to be the top-listed Home Improvement Business in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Down Town Hargeisa
Hargeisa