Home Cleaner
Halkan Waxad ka heli doontan uduga lagu carfiyo suuliyada o kala duwan
08/11/2021
• Bref Power Active Pine waa Saabuun loogu talo galay suuliga waxay ka hortagaysaa heerheerka iyo guduudka wasakhdu ku samayso Toiletka, waxay keenaysaa xumbo badan, waxay kuu ilaalinaysaa cusboonaanta, cadaanka iyo inuu fresh kuu ahaado toiletkaagu marwalba. Kaliya gali oo ku rakib gacanka yar ee loogu talo galay toiletkaaga kuna beeg barta biyuhu kasoo baxayaan kana bogo nadiifin ku raalli galisa iyo udgoon marwalba ood flush garayso suuligaaga.
• 1) Ku rakib Bref Power Aktiv Product Cidhifka hoose ee gudaha Toilet-ka.
• 2) Ku beeg barta biyuhu kasoo baxayaan marka aad Flush garayso.
• 3) Badalo Kubadaha saabuunta ah marka ay kaa dhamaadaan.
Kala So Xidhiidh 633355588
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa
252