Barkhad

Barkhad

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Barkhad, Restaurant, Berbera, Hargeisa.

22/10/2022

Dhacdo murugo leh 😭😭

Ilmahan yar ee idin muuqda waa reer berbera waana gabadh yar oo 13 jir ah hooyadeed waxay dhashay kaligeed waxa ku dhacay intay yara xanuunsatay baa la geeyay farmasi ka dib irbad buu ku muday waxana ka hoodhay diirkii dhama ilmahan yar hooyadeed iyaduna waa qof xanuunsan oo magaalada laga yaqaan aabaheed waa danyar isna sida lay sheegay dhawr walaal yihiin xanuunsan yihiin waa qoys aad u danyar oo aan haysan wax ay cunto siistaan dawo daayo waxan walaalaha khayr jecel damiirkooduna nool yahay ka codsan in ilmahan yar la soo caawiyo iyada iyo qoskeedba si adigana masiibo noocan oo kale ah kugu dhicin waxad bixisaba waa wax tar oo biyo xitaa ma haystaan 😭😭😭
Waxad awoodo waxad ugu hagaajin gabadh muxsinad ah oo hawsha sii bilowday ama adiguba si toos waad ugu tagi kartaa cusbitaalka berbera oo ay taal

Qore: Amb Mukhtaar Allaale

11/07/2022

Follow dheh oo kusoo biir page keena wll
Waxad kahelaysaa warar iyo warbixino muhiim ah

Want your restaurant to be the top-listed Restaurant in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Berbera
Hargeisa
0634696344