First Aid Training Center

First Aid Training Center

Share

A center which is standing to train people with First Aid techniques to save lives. Spreading the v

Photos from First Aid Training Center's post 11/09/2021

WORLD FIRST DAY

The chancellor of FATC has participated Commemoration Ceremony of World First Aid Day held in Borama by SRCS and ICRCS. The importance of First Aid in Somali Community has exceeded these years since car accidents have become numerous. A government official said “ On average, one person pass away in every two consecutive days due to Car Accidents.”
The theme of this year is “ First Aid and Road Safety.”
In conclusion, we believe that our community needs a such emergency care in depth. The goal is to save and transform many lives.

27/03/2021

إنا لله وإنا إليه راجعون
Waxa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyoodey Hormuudkii Kuliyadda Caafimadka ee Jamaacada Hargeysa Prof Dr. Derie Ismail Ereg, oo 20-kii sanno ee u dambeeyey ka shaqeynayey horumarinta iyo aasaaska caafimadka Wadanka. Dhakhtar Diiriye wuxu ahaa shaqsi ku sifoobey hawlkarnimo, haladeyg, daacadnimo, dulqaad, sinaan iyo cadaalad. Waxa uu kamid ahaa dadka fara-ku-tiriska ee ka badbaadey ama ka madhnaa aafada qabyaalada ama qof-jecleysiga.

Waxa uu soo saarey dhawr boqol oo dhakhatiirta wadanka ku fidsan ah. Alle naxariistii janno haka waraabiyo. Alle tacabki uu galiyey wadanka haka abaal mariyo.

Dr. Mohamed Faisal
Chancellor of FATC

Xigasho: Dr. Mohamed Faisal

06/02/2021

Xarunta tababarka gargaarka degdega ( gurmadka degdega) waxey kugu wargalineysa bulshada kala duwan in classes cusub bilowmey bishan February kuwaaso Registration socdo.
Nagu so biir si aad naf u badbaadisid adoo ka helaya xarunta aqoon casri ah, tababar casri iyo practicals wax ku ool ah. FATC ugu kaaley khubaro u leh aqoon durugsan cilmiga Gargaarka degdega.

ومن احياها فكانما احي الناس جميعا
Halku dhigaayagu wa “ badbaadi nafo ado sameyna dedaal yar iyo xeelad yar oo kooban”

Goobta: Ali Jirde Hotel Line, Botan Building.

Nagala so xidhiidh:
0634676910
0633666620
0634225560

05/02/2021

Dr. Osman Aw-Ahmed oo sharxaaya cudurka CANCER sida uu ugu fidaayo dhamman bulshada Soomaliyeed, kuna booriyey in xanuunka laga hortaggo madaamo daawo aanu laheyn illa hadda la isla wada ogyahay iyo sido kale uso jeediyey maamulada kala duwan iney u furaan bulshada kala duwan ee la tacaaleysa CANCER xarumo caafimaad oo lagula tacaalo cudurkan.
Ka hortagga ka wanaagsan la tacaalida iyo daaweynta.

4th February,
World Cancer Day

Photos from Taiwan International Healthcare Training Center's post 29/01/2021

FATC is very much pleased to explore and initiate such an international cooperation with TIHTC. On January 27th, two of the representatives Mr. Abdiqani Muse, Head of Development and Cultural Affairs as well as Mr. Hassan Hussein, Head of Trade and Commercial Affairs from the Republic of Somaliland Representative Office in Taiwan had a discussion with TIHTC about the cooperation between FATC and TIHTC.

We hope that we will start the cooperation with TIHTC in the near future.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Road NO. 1
Hargeisa