Saadaal Development Organization

Saadaal Development Organization

Share

Madasha Ururka Saadaal Development Org, waa Madal Kulmisay aqoonyahan & Haldoor badan oo Wadanka Wax badan Gashaday, Jecelna Horumarka Wadanka.

Photos from Saadaal Development Organization's post 08/01/2026

Gudida Madasha Raad-Reeb Oo Kulan Is Xog Waraysi ah La Yeeshay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guriyeynta, Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid.
Kulankaas oo ku Soo Dhamaaday Guul & Is Afgarad. Sidoo Kale Dhalinyaraddu Waxa ay Wasiirka U Rajayanayaan Waxqabad Wanaagsan & in uu sii Horumariyo Shaqada uu Qaranka U hayo.

Alla Mahad leh.

.

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Farah Nour Street
Hargeisa