ALI

ALI

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ALI, Airport, 26JUNE, Hargeisa.

Photos from ALI's post 03/03/2024

INALILAHI WAINA ILAHAY RAJICUL GEERI AAD NAXDIN BADAN OO SAKA Aan MAQLAY INA ABTIGAY MOHAMED AADAN OO Xaaskisii IYO LABA CARUUR OO UU DHALAY Alle haw Naxariistee ayaa ku dhintay Dab ka kacay Hoygii ay degenaayeen oo ku yaala xaafada Cabaaye ee degmada Gacan-libaax.
Abaaro 4:00 subaxnimo ciidanka Dabdemiska Hargeysa ayaa ka hawlgalay una gurmaday Qoyskaa, iyadoo halkaana laga samata-bixiyay afar caruura oo kale.
Ciidanka Booliska degmada Gacanlibaax ayaa la wareegay Maydkii. Baadhista Kiiskana waxaa gacanta ku haya ciidanka

Untitled album 17/05/2013

GOONI ISKU TAAGI QARANIMADA SOMALILAND 18 MAY

Want your business to be the top-listed Transport Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

26JUNE
Hargeisa
25229136007