ArdayPlus - Short Courses

ArdayPlus - Short Courses

Share

Arday Plus, is online education platform that exists to provide student essential skills.

17/07/2023

Fursad Dahabi Ah !

Ka faa'idayso fursaddan dahabiga. Kobci aqoontada iyo xirfaddaada adigoo gurigaaga ama goobtada shaqo jooga. Waxa aannu bilaabaynaa tababar Online ah oo Free ah kaas oo aanu ugu talo galnay dadka jecel in ay raadiyaan shaqo kuna guulaystaan, tababarkan oo aad khabiir ku noqon doonto fanka shaqo hanashada. Course ka magaciisu waa (Mastering the Art of Job Hunting).

Qaybaha Course ka koobnaan doonaa waa
1. Self Awareness.
2. Mastering Networking Skills
3. Job Search Planning
4. Selling Yourself (Resume Writing)
5. Sucessful Interview Tips

Coursekani waa Online, ardayga ayay ku xidhantahay waqtiga uu qaadanayaa sidoo kale Course ku waxa uu leeyahay shahaado.

Si aad isku diwaangeliso La xidhiidh WhatsApp ka Call Center kuna dhufo Linkgan hoose:- Taabo linkga WhatsApp-ka.

11/07/2023

Nala soo xidhiidh WhatsApp

Photos from ArdayPlus - Short Courses's post 06/11/2021

Panel discussion about "Freelancing Opportunity and Challenges"

Photos from ArdayPlus - Short Courses's post 06/11/2021

Waxa aannu mahadcelinaynaa dhammaanba martisharaftii kasoo qayb gashay furitaanka barnaamijka.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Hargeisa