ASAL YOUTH ORG
ASAL Youth Development Association (ASAL) was founded in January 1st 2001, by a group of youth devot
16/01/2016
SHIRKII HOGAANKA SARRE EE HAY'ADDA WADANIGA AH EE ASAL OO LA SOO GABO-GABBEEYEY,
Shir laba cisho uga socday Hay'ada wadaniga ah ee ASAL YOUTH DEVELOPMENT ASSOCIATION, ayaa lagu soo gabo-gabbeeyey casimada Hargeysa ee Somaliland.
Mudada labada cisho ahayd, waxa diirada lagu saaray barnaamijyada ay Hay'adu fuliso, guulihii iyo hormarkii ay gaadhay mudadii ay jirtay,waxa kale oo kulankaa lagu lafo guray hiirgsiga sanadka 2016,
Gabo-gabbaddii waxa ay hogaanka sarre ee Hay'ada wadaniga ah ee ASAL ku dajiyeen qorshayaasha cusub ee sanadka 2016.
Kulankaaso noqonaya kulankii toddobaad ee ay yeeshan hogaanka sarre ee Hay'ada wadaniga ah ee ASAL.
15/01/2016
Shirka Golaha Sarre ee Hayada wadaniga ee Asal oo mudda laba cisho ah lagu lafo guraayay, Waxqabadyadii sanadkii tagay, Hor u marinta qorshayaasha sanadka cusub,isla xisaabtanka hogaanka shaqaalaha hawl-maalmeedka haya!!!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa
SOMALILAND