Bushaaro pharmacy Lab. Clinic
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bushaaro pharmacy Lab. Clinic, Medical and health, 26 June, Hargeisa.
21/08/2024
Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Dryusuf Yare, Aweis Ahmed Mohamed, Maxamed Cilmi, Cabdisamad Mahamed Mahdi, DrMohamed Othman, Mohamed Saney Abdi, Kowsar Saed, Ismail Abuu Walad, Mukhtar Mario, Abdirahman Mohamed Hussein, Abdinasir Suldaan Muuse, Mohamed Abdullahi Hassan, Abdullahi A. Hakim, Abdi Wahaab Ahmed Hassan, Abdisalaan Mohamed Giindhe, Hashim Cadde, Abdihakin Ali, Cabdikariim Sheekh Xusen Yare, Apdi Wahab ShiNes, Axlaan Hassan, Abdirizak Bulhan Ak, Suleiman Ahmed Phlogiston, Maxamed Faarax, Hibo Garabey, Barkhad Ibrahim, Suleymaan Daa'uud Xasan, Abdikarim Hamse Muse, Abdirahman Ciid Noor, Maxmed Cabdi, Ridwaan Ismaciil, Maxamed Qaldan, Cabdiqaadir Macaane, Farxan Gure, Sheikh Hashimi, Salma Ali, Mahad Dahable, Xasan Aadan Dhagawene, Çiroolle Canbaxay, Yuusuf Cukaash, Javan Rodriguez, Maxamed Cabdi Wahaab, Mohamed Said, Abdirahman Mohamet Adan, Mustafa, Abdi Majiid S. Abdi, Osame Abdirahman, Max'ed A Geedo, Farxaan Diiriye Cabdi, Saleman Axmad Kaaki, Nin Qaran Galbeed
How did you find me?
17/08/2024
Saacadihii ugu danbeeyay waxaa dunida aad looga hadal hayaa xanuun la yidhaa MPOX ama (furuq daanyeer) oo si xawli ah ugu fidaya qaarada madaw iyo meelo kale oo dunida ka mida.
Cudurkan sida culimada caafimaadku sheegayso calaamadihiisa waxaa ka mida:
qandho, finan, madax xanuun, murqo xanuun, iyo tamar darro.
Qiyaasta dhimashada cudurkan waxaa lagu sheegay 3-4% ugu badnaan waana cudur mudooyinkii u danbeeyay jiray xiligana la yimid fiditaan xawli ah iyadoo hay,adda WHO saacado ka hor soo saartay digniino la xidhiidha cudurkan.
Bariga Africa waxa la sheegayaa in dalka Kenya lagu arkay qofkii u horreeyay taasi oo ka dhigan in dalalka ku yaal madaqadan oo marka horeba adeegyadooda caafimaad ay tabcaan ahaayeen ay soo waajahday khatar caafimaad oo aanay xamili karin.
Ugu danbayn bulshooyinka dalalka geeska africa, dawladohooda iyo bahda caafimaadka waxaa la gudboon inay ku baraarugsanaadaan una diyaar garoobaan sidii cudurkan looga gaashan lahaa taasi oo ah xalka ugu haboon ee arrintan iyo kuwa soo raaca
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa