Sanaag Development Foundation SDF

Sanaag Development Foundation SDF

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sanaag Development Foundation SDF, Nonprofit Organization, Hargeisa.

Photos from Sanaag Development Foundation SDF's post 06/12/2025

Hay’adda Sanaag Development Foundation (SDF) iyadoo kaashanaya World Food Programme (WFP) ayaa fuliyay Mashruuc ay u qaybisay qalabka kala duwan ee shaqada bulshada ku nool miyiga Gobolka Sanaag.

Qalabkan oo ka kooban majarafado, mandaraqyo iyo qalab kale , ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo barnaamijyada Cash for Work iyo dadaallada bulshada loogu diyaarinayo adkeysiga (resilience), gaar ahaan bulsha waynta la tacaalaysa abaaraha iyo xaaladaha adag ee cimilada.

Bulshada ka faa’iidaysatay mashruucan waxay ka shaqeyn doonaan:

1: Nadiifinta ceelasha
2: Dhismaha iyo ilaalinta biyo-xireennada
3: Hagaajinta waddooyinka xooluhu maraan
4: Iyo ilaalinta deegaanka

Photos from Sanaag Development Foundation SDF's post 06/12/2025

Haayada Sanaag Development Foundation SDF waxay fulisay
مشروع أرض الصومال تستغيث

Mashruucani wuxuu ahaa gurmad degdeg ah oo lagu taageeray dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen colaadahii iyo isbeddelka cimiladu.
Deeqda waxaa bixiyay muwaadiniin ka socda Dowladda Kuwait.

Gargaarkan waxaa loo gaadhsiinayaa qoysaska nugul ee ku nool magaalada Ceerigaabo iyo deegaanada ku hareeraysan, iyadoo ujeeddadu tahay in wax laga qabto baahiyaha aasaasiga ah ee nolosha dadka deegaankaa.

Mashruucu wuxuu ka tarjumayaa dadaalka iyo walaaltinimada shacabka Kuwait ee la garab taagan bulshada Soomaaliyeed ee u baahan gargaar degdeg ah.

06/11/2025

Sanaag Development Foundation (SDF)

Committed to Community Development and Humanitarian Support
SDF continues to make a lasting impact across Sool, Sanaag and Ain regions, with remarkable achievements in:
1: Water Supply Projects (Shallow Wells, Dams, and Soil Erosion Control)
2:Education Development
3: Road Rehabilitation
4: Mosque Construction
5: Emergency Relief & Food Distribution

Through strong partnerships, including with the World Food Programme (WFP), SDF successfully supported:
1: 2,037 Families across 23 villages (Dec 2016 – July 2017) .
2: 800 Families in Ain District (May – July 2017)

🤝 Together, we’re building hope, resilience, and sustainable communities.
📧 Email: [email protected]
📞 Tel: +252 63 4414659

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Hargeisa