mr.arbe
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from mr.arbe, Library, Drasad74@Hotmail. Com, Hargeysa.
SIYAASADA ISLAAMKA
waxaynu nahay dad islaam ah waana waajib in aynu raacno, waxa ay ina farayso diinteenu. hadaba marka qof maamul laga dhigayo waa maxay waxa looga bahaan yahay marka diinteena la joogo?
sida aynu ku hayno qur'aanka iyo sunnaha suubanaheenna waxa cad in aslaamo laga rabo qofka loo idmayo maamul madaxtinimo. waxa laga eegaa laba qodob oo kala ah.
1- QOF AWOOD LEH
IYO
2- QOF AAMIN AH
NABI MUUSE SCM MARKAY TILMAAMAYSAY INANTII NABI SHUCAYB SCM WAXAY KU TILMAAMTAY SUURATUL QASAS qof shaqo loo dhiibto waxa ugu fiican ka awooda aamina ah.
suubanaheenuna wuxuu sheegay scm marka amaanada la dayaco qiyaamaha sug, saxaabidii khayrka badnaa waxay waydiiyeen sidee loo dayacayaa amaanada, wuxuu ku jawaabay scm marka cid aan ehel u ahayn loo tiiriyo waa la dayacay.
waa marka cid aan ku haboonayn madax laga dhigto ama maamulka loo dhiibo.
1- inagu maxaynu ku doorana kaynu doonayno inuu ina maamulo ama inaga madalo maamulka meeshaa ka jira?
2- maxaase inooga soo baxa markaynu doorano cid?
3- waxse ma inoo taraan?
ilaahay waxaan ka baryay naa in uu abaaraha inaga soo jabiyo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Hargeysa