RAAD

RAAD

Share

Raad For Reality is a platform for somalis to express their views, submit ideas, and share their experiences in the quest of peace, progress, and innovation.

14/01/2026

Soomaaliya waa dal hodan ku ah kheyraad dabiici ah, istiraatiijiyad juqraafiyeed iyo awood bulsho oo weli aan si buuxda looga faa’iidaysan.

Video-gan waxaad ku daawan doontaan aragti qoto dheer oo ku saabsan fursadaha maalgashi, isdhexgalka gobolka iyo kaalinta ay Soomaaliya ka qaadan karto dhaqaalaha kan gobolka iyo kan caalamka.

12/04/2025

12 Abriil 1960, markii la aasaasay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, waa taariikh aan la illoobi doonin.

Maanta, waxaan hambalyeynaynaa CXDS iyo furimaha dagaalka tagan ee halganka iyo jihaadka, kuwaas oo muujinaya midnimada iyo geesinimada shacabka Soomaaliyeed.

Halgankooda iyo naf-hurnimadooda waa tiir dhismeed mustaqbalka ifaya. Ilaahay ha idinka dhigo ulul-adayg, hana idin siiyo guul iyo horumar joogto ah.

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Hodan?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Hodan
Hodan