Kalkaal Computer And Health Science
Hoyga Aqoonta Kalkaal
02/03/2024
Alxm waxaa inoo soo idlaadi Exam Basic computer ardayda gashi Top Three Waxaan Hamabalyo ardaygga lagu magacaabo
Maclin Yacquub
Dadaalkaada meesha kasii wad ustaad
Hoyga cilmiga iyo caafimaadka iyo Luuqadaha ee Kalkaal Computer And Health Science
61 3358867
Ms Excel farsamo aad io aad ufudud iyadoo loomarayo wada fudud loo kale qaadayo data
Kafaideysta kuxernaw marwalbo taxnaha cusub technology
61 3358867
Isdiwangelinta wey siisocotaa xaruunta weyn
1.Computer science
2.Health science
3.Marketing management
4.Degital marketing
5.Graphic Design
22/01/2024
Fursadii aad sugeysiin waa tanee muhiim ah Dhammaan ardada somaaliyeed ee kunool dagmada jowhar iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in machadka tababarada caafimaadka iyo luuqadaha ee kalkaal in uu bixinaayo koorsooyin kala duwan.
Oo kala ah kow
1. CLINICAL PHARMACOLOGY
2. NON-COMMUNICABLE DISEASES
3. MEDICAL LABORATORY
4. MEDICAL TERMINOLOGY
5. ANATOMY AND PHISIOLOGY
6. GENERAL HEALTH
7. BASIC PHARMACOLOGY
8.NUTRITION
Dhamaan courses Certificate professional ah
Only Learning knowledge kalkaal is the best
Diiwangalintu waa aay socotaa mudane/marwo fadlan gaar oo yaan lagaa buuxin tiradda ardayda waa aay cayimantahay
Address: Isbitaalka dhelinka wixii macluumad lasooxariir number hoose
N.B Registration fee: free
Fadlan guji Page linkiga si aad isu diwangelisid mahadsanid
Mahadsanidiin
Hirshabelle Jowhar somali
61 3358867
22/01/2024
Ku baro muddo kooban taclliin heerkeedu sareeyo iyo baratikooyin xoojinayo aqontaada mustaqbalka
Matahay arday daneynayo culluumta caafimaadka
Hedey jawaabtaadu tahay ( Haa)
Kusoo hahagaag kalkaal Health Training and Languages Center
Jowhar- Somalia
Tell: 0613-358867
Mahadsanidiin
Fursadii aad sugeysiin waa tanee muhiim ah Dhammaan ardada somaaliyeed ee kunool dagmada jowhar iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in machadka tababarada caafimaadka iyo luuqadaha ee kalkaal in uu bixinaayo koorsooyin kala duwan.
Oo kala ah kow
1. CLINICAL PHARMACOLOGY
2. NON-COMMUNICABLE DISEASES
3. MEDICAL LABORATORY
4. MEDICAL TERMINOLOGY
5. ANATOMY AND PHISIOLOGY
6. GENERAL HEALTH
7. BASIC PHARMACOLOGY
8.NUTRITION
Dhamaan courses Certificate professional ah
Only Learning knowledge kalkaal is the best
Diiwangalintu waa aay socotaa mudane/marwo fadlan gaar oo yaan lagaa buuxin tiradda ardayda waa aay cayimantahay
Address: Isbitaalka dhelinka wixii macluumad lasooxariir number hoose
N.B Registration fee: free
Fadlan guji Page linkiga si aad isu diwangelisid mahadsanid
Mahadsanidiin
Hirshabelle Jowhar somali
61 3358867
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Address
Jowhar
NONE