Nasiib Shop LLC

Nasiib Shop LLC

Share

Nasiib Shop ugu imow Waxyaabaha lagu iiboyo Dukaanada waweyn ee Somalia Hadda Dalbo Hadda Hel

21/09/2024

Jaceylkagu wuxuu ibaray in qof loo baahdo.
Aan kuu baahneyn xanuuka ay leedahay.
Jaceylaagu wuxuu ibarrey sida loo ooyo.
Lkn ima barin sida loo farxo.
Ama qalbiga looga qoslo.
Noqo qof loo baahan karro.

12/09/2024

Isku soo noqot wanag san
My team

25/07/2024

QAYAANO,XAASID,LAQDAWO,
MASIIBO,2WALL ISKA HORGEYSOOY XUMAAN WIXII ADUUNKA JIREY
WA GACANTAADA MIDIG
HADANA ADIGAY KUGU TALAA GACANTA
SU,AAL SIDEED YELAYSAA GACANTAAS SIDAN
U,DHIB BADAN
maqarib wanagsan
Hada yaa I,fahmay

24/07/2024

CIIL IGU QABOOBIYO
GODOBTAAN TIRSANAYANE
CIDI II GARARAABEYN
TALLADAYDA GEED DHEER
HASAAR NATO GUDKI
ADIGANE GARADA INDHAHA
ALA GELIYAY
OOHEY WAX GARASHADA WA LAGUGU
GAABSHAYE
MID GARGAARA HATAIRI ANIGA

Want your restaurant to be the top-listed Restaurant in Marka?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Marka Near Shalambood
Marka