DhisTech

DhisTech

Share

DhisTech is a modern company specializing in Software Development, Web & Graphic Design, Social Media Management, Cybersecurity, and Domain & Hosting Services.

17/04/2026

XALKA SAXDA AH EE GANACSIGAAG

EhantiPOS waa nidaam casri ah oo si fudud u maamulaya:-

1. Iibka maalinlaha
2. Tirada Macaamiisha
3. Faa'idada iyo qasaaraha
4. La socodka deeymaha
5. La socodka baqaarka
6. Report maalinle/asbuucle/bile
7. Macaamiisha aad alaabta ka soo gadato
8. Ku maamulida xarumaha kala duwan

Waa hal nidaam loo isticmaali karo noocyo kala duwan oo dugaamo ah sida pharmacy,carwooyinka iyo beauty salons iyo kuwa kale la mid ah.

Fadlan hadii aad xiiseeynayso soo dalbo.

Whatsapp : https://wa.me/+252612289073
www.dhistech.com

17/04/2026

𝗝𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 | جمعة مباركة |

15/03/2026

Waxaan kuu keenay Dawaarle Hub👔, nidaamka kaliya ee aad u baahan tahay si aad u xafiddo xogtaada sida:- cabbirada macaamiishaada, xisaabaadkaaga, iyo dalabaadkaaga oo dhan hal meel oo sugan.

Maamul ganacsigaaga adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqada. Sidoo kale la soco ganacsigaaga adigoo ka maqan dalka inta ba waxaa fududeenaaya adigoo isticmaalaya adeega cusub ee Digital ka ah taleefankaaga ama kombiyuutarkaaga.

Sagooti buugga cabbirka oo ku soo dhowow nidaam dhan oo kuu fududaynaya:
- 📏Maamulida cabirada Iyo Dalabaadka oo la keediya
- 📊 Warbixinno Qotodheer
-💰 Iyo Xisaabdkaaga hal meel ku sugan(Sida qarash ka baxay, dakhliga ku soo xarooday iyo faa'idada guud)

Ku soo biir tolaayasha casriga ah oo ka dhig ganacsigaaga mid hagaagsan oo guulaysta.

🌐 Booqo: www.dhistech.com
📞 Wixii faahfaahin ah, nala soo xiriir: https://wa.me/+252612289073

13/03/2026

اللهم اجعلها جمعة مباركة علينا وعليكم
"Allahumma innaka 'afuwwun tuhibbul 'afwa fa'fu 'anni"
الْلَّهُمَّ اِنَّكَ عَفُوٌّ تُحِبُّ الْعَفْوَ فَاعْفُ عَنِّا

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Hamar Weine
Mogadisho
00252