Cumar Bulshaawi
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cumar Bulshaawi, Gaming Video Creator, .
11/05/2023
Dhacdo Naxdin iyo argagax leh: Degmada danood oo Ka Tirsan Dowlad degaanka somalida itoobiya Ilmo yar oo Afar jir ah ayaa Xiniyaha iyo Xubinta Taranka laga Jaray sidoo kale Caloosha ayaa Toorey lagaga Dhuftay oo laga soo ridey. Laakiin ilmuhu waa Noolyahay ( amarka Alle ) Qadarta Alle
Falkaas waxaa Sameeyey Nin Weyn, Ninka ayaa Markii la qabtay sheegay in Wiilka yar aabihiis uu isagoo yar haraanti ( laad ) kaga dhuftay Xiniyaha sidaasna uu ku waayay Raganimadiisii ( Himadiisii )
Ilmaha yar aargudasho ku sameeyo sidaas uga aargutay ilmaha yar Subxaanallah ilmaha ar ayaa Hadda Yaala Cisbitaalka Magaalada Wardheer π.. alle ha caafiyo ilmahaas yar
13/10/2022
Burco: Maamo Somaliyed oo si
Iskeed ah ugu dabaaldagtay maalinta dhalashadeeda. 34 sano jir ayey noqotay
Hambalyo Usoqor Hal fariin ureebπ
12/10/2022
Xulka qarankeena Soomaaliya ayaa u soo gudbay Final-ka Isreebreebka 17-jirada bariga iyo bartamaha Africa. Plz sawirkan wuxu Kaamudan yhy Sii ππ»π