MyGool

MyGool

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MyGool, Sports, Mogadisho, Mogadisho.

08/11/2022

Barcelona ayaa si cad u cadaysay wadahadaladii ugu dambeeyay ee gudaha iyo qorshaynta: Alejandro Balde waxaa loo arkaa ciyaartoy muhiim u ah hadda iyo mustaqbalkaba, waxaana u mahadceliyey maamulaha iyo guddiga. 🔵🔴

Waxaa la filayaa in laga wada hadlo xaalada qandaraaskiisa.

08/11/2022

21-Ga Ciyaaryahanka Denmark ee Koobka Adduunka, 5 Ciyaartooy ayaa u hadhay inay go'aan ka gaaraan. Maamulayaasha xulka qaranka ayaa u baahan in ay kooxahooda ugu dambeeya u gudbiyaan FIFA ugu dambayn 15ka November.

08/11/2022

Madrid ayaa lumisay 5 dhibcood oo suurtagal ah 2dii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka.

Barcelona ayaa markale hogaanka u haysa horyaalka

07/11/2022

Manuel Neuer oo ka hadlaya muranka ka taagan Koobka Adduunka ee Qatar: "Ayaa Yiri Qof walba waa inuu ra'yigiisa dhiibtaa cabsi la'aan, Koobka Adduunka waa afartii Sanabo mar, taas oo ah tan ugu weyn ee ciyaaryahan kubadda cagta ah, marka aan joogno Qatar, arrimuhu waa inay ugu horreyn tiiba Ay ku Saabsanadaan isboortiga, Iyo Koobka Adduunka."

07/11/2022

| 𝗢𝗙𝗙𝗜𝗖𝗜𝗔𝗟: Liiska Brazil ee Koobka Adduunka

Liiska rasmiga ah ee Brazil -ka uu sameeyay Tite 📑⤵️

▫️ Alisson, Ederson, Weverton;

▫️ Dani Alves, Danilo, Alex Sandro, Alex Telles;

▫️ Bremer, Militão, Marquinhos, Thiago Silva;

▫️ Casemiro, Everton Ribeiro, Bruno Guimarães, Fabinho, Fred, Lucas Paquetá;

▫️ Antony, Gabriel Jesus, Gabriel Martinelli, Neymar, Pedro, Raphinha, Rodrygo, Richarlison, Vinicius Junior.

Sideed u qiimeysaa kooxdan? ⭐️🇧🇷

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Telephone

Address

Mogadisho
Mogadisho
252