Gaarhaye Media
Kala Soco wararka Caalamka, Wacdi, Waano, Dhacdooyin, Sheekoyin Xiiso leh, Qosol iyo Qaraaxo, iyo Doodaha Caalamiga ah, Kusoo Biir Mareegtan Mahadsanid
27/11/2025
Aqoon yahan *Cabdimajiid Cabdiqaadir Hayasocone* Oo Ka Mid ah Dhallinyadda Gobolka Raas_Caseyr, Kana Soo Jeeda Degmada Qadiimiga ah Ee *Caluula* Ayaa Shaaciyey Inuu U Sharaxan yahay *Gudoomiyaha Dallada Dhallinyada Gobolka Raas_Caseyr.
06/09/2025
Hargeysa ayaa lagu dilay Maanta
Meydka Axmed Cadib ayaa laga dhex helay qol hotel Hargeysa ku yaal isagoo xabadi Madaxa uuga taal. Axmed Cadib, Waa Ragii Qandaraaska Al Shabaab u qaabilsanaa oo isku xiri jiray Ceerigaabo Iyo Buuraha Galgala. Ninkaan wuxuu kaloo ahaa ninka dhaawacyada Al Shabaab ee Buuraha Galgala kasoo qaadi jiray ee Isbitaalka Ceerigaabo keeni jiray. Reer ahaan Waa Habar Yoonis Muuse Ismaaciil.
FG: Ninkaan wuxuu kamid ahaa Silsiladii Argagaxisada ee Ceerigaabo Iyo Galgala isku xirnayd.
Daawo tuug si xeeladaysan u xadaya gaari
Mid kamid ah gabdhaha somaaliyeed ee danta iyo duruufta aadka ug adag ku shaqaynaya
Click here to claim your Sponsored Listing.