Political analyst

Political analyst

Share

Wararka Caalamka iyo Dalka & Falanqeyn kusaleysan cilmi , Xog & dhexdhexaadnimo. [email protected]

09/05/2026
30/01/2026

Macalinka tababaraha City Guardiola ayaa garab istaag umuujiyay dadka reer isagoo xiran cimaamad.

29/01/2026

Dalka waxay mareysaa in dumarka ka ah ay ka dartii police ka sidaas u gumaadaan.

23/04/2025

Donald Trump ayaa balan qaaday inuu 5,000 oo dollar siin doono haweeney walba oo carruur dhasho madaama ay yaraatay caruurta dhalaneysa sanadahaan dambo dalka USA .

Inkastoo lacagta uu balan qaaday ay aad u yartahay marka loo eego xaga mareykanka , oona lagu shaqeyn karo maalmo yar gudahood

Halka p.putin uu horay usheegay isagana inuu ku abaal marin doono haweeney walba oo dhasha 15,000 oo dollar

Dhanka kale markii loo eego xaga dhaqaalaha waxaa aad ubadan mareykanka , madaama lacagta USD laga soo saaro isla mareykanka.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Mogadishu