kalsoon Ina Maxamud

kalsoon Ina Maxamud

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from kalsoon Ina Maxamud, Medical and health, somaalia, Mogadishu.

Photos from kalsoon Ina Maxamud 's post 27/06/2024

Calaamadaha lagu garto in ey kugu yartahay maadada kaalshiyaamka/Calcium:-

-Kabaabiyo oo aadka dareento gacmaha,lugaha iyo wajiga
-xasuustaada oo yaraato
-Murqo Xanuun
-lafaha oo sifudud kujaba
-dhibaato xaga araga ah
-garaaca wadnaha oo qalal kuyimaado
-Maqaarka oo qalala
-jareyn
-neefta oo ku dhibta
-Daal

Hadii aad calaamadahan isku aragtay booqo dhaqtarka sii uu baaritaan kugu sameeyo kuuna siiyo daawada kugu haboon.

Waxay iitahay farxad iyo dhiiri gelin hadii aad maalinti wax uun iga faaido haba yaraadaane. alx

Page-ka like saar siaad uhesho maclumaad dheeri ah una noqoto qofka ugu horeeyo ee kafaaideysta casharada aansoo gelino mahadsani

+252 611100013 faah faahin dheeri ah na kala so xiriir telefon number/WhatsApp

25/07/2023

Walalkay ama walashey matahay qof ladhiban xanunka gaaska nuucyadiisa kaladuwan
Manta waxaa loo helay xal.
Waxana lagu haayaa Daawoyin Herbel ah
Fadlan ilasooxriir Numberkan:

http://wa.me. +25261 61 5242184

Ama whats ap ka
Mhdsnidiin

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Somaalia
Mogadishu