Anfac Accounting & Auditing Service

Anfac Accounting & Auditing Service

Share

Anfac Accounting and Auditing Services.

16/12/2025

Maalinimadii Sabtida 13-12-2025 waxaan imtixaan Computrized Accounting ah (Odoo & Quickbooks) ka qaadnay dhalinyaro soo codsatay jago ka banaanayd Anfac Accounting.

11/12/2025

Gudoomiyaha Bangiyaga Soomaaliyeed Axmed Shirwac, ahna Maamulaha guud ee Amaana Bank iyo Gudoomiyaha Jaaliyadda Holland ee Soomaaliya ahna Consular ka wadanka Holland ee Soomaaliya, kelmadihii ay ka yiraahdeen Anfac Accounting iyo madasha Somali Diaspore Forum.

07/12/2025

Kulankii Somali Diaspora Investment Forum iyo hadaladii ay ka jeediyeen Eng.Abdisalan Yusuf Adan (la taliyaha arrimaha qurbo-joogta ee Wasaaradda Arrimha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah) iyo Deka Sad Ali oo iyaduna ah la taliyaha waaxda Afrika ee isla Wasaaradda.

Want your business to be the top-listed Accountant in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Shirkaddaha Street Near Salaam Bank
Mogadishu