Keydsan
we host and keep your Website and apps securly.
13/10/2021
IN KABADAN FILASHADAADA MACMIIL.
10/02/2021
Shirkada KEYDSAN waxay raadinaysaa suuqgeeye (Marketer), 3 qofood oo ka shaqeeya Xafiiska Muqdisho.
Waxyaabaha laga doonayo codsadayaasha booskaan waxaa kamid ah:
1) Waa inuu haystaa shahaado Jaamacadeed ama Aqoon u dhiganta.
2) Khibrad shaqo oo la xiriirta iibka iyo suuq geynta.
3) Fahmi kara adeegyada teknoolajiyada, gaar ahaan Websites-ka.
4) Waa inuu yahay howl-kar, jecel inuu hanto Bulshada.
Hadii aad qaban karto shaqadaas, fadlan noogu soo dir CV-gaaga iyo codsigaada Shaqo, emailka [email protected]
Araaji qabashadu waxay ku egtahay 20 Feb 2021.
Waxii macluumaad dheeri ah oo ku saabsan shaqadan, fadlan laxiriir
[email protected] / [email protected]
Whtsapp no: +252614491930
La wadaag asxaabtaada iyo qofkii aad is leedahay wuu ka faa'ideysan karaa fursadaan.
19/11/2020
Macaamiisheena qaaliga ah, Waxaanu idin sameynay Qiima Dhimis balaaran oo ah 60%, Helida Website dhameystiran, Logo, helidda systems qiima jaban, meelwalbood kajoogto caalamka.
Qiima dhimistu Waxa ay bilaabaneysa 20/NOV waxa ayku ektahay 1/ DEC.
Laxiriir:
☎️+252-614-491930 / +252-62-5525529.
📨[email protected] / [email protected].
🌐https://www.keydsan.com.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Km4
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 00:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 00:00 |