UDM

UDM

Share

Bogga rasmiga ah ee ururka Dhalinyarada Maxamuud Hiraab(Duduble).

20/10/2025

Dhalinyarada Beesha Maxamud-Hiraab Oo War Saxaafadeed Kasoo Saaray Dhacdadii Ka Dhacday Deegaanka Baalal-Dheer Ee Degmada Xiindheere.

Photos from UDM's post 08/09/2025

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 07 Sep 2025 waxaa gudiga doorashada dhalinyarada UDM si rasmi ah u gudoonsiiyeen musharax gudoomiye ku xigeen Hani Hussein Ali shahaadada musharaxnimo ee xilka gudoomiyaha dhalinyarada.

Musharaxan ayaa kasoo gudbay dhamaan Shuruudaha looga baahnaa Musharaxa shahaada gudoonsiinta kadib guddiga ayaana kula dardaarmey Musharaxiinta in ay kashaqeyan isku keenida iyo midnimada dhalinyarada UDM iyo Hormarkooda.

Photos from UDM's post 08/09/2025

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 07 Sep 2025 waxaa gudiga doorashada dhalinyarada UDM si rasmi ah u gudoonsiiyeen musharax gudoomiye Mire Mohamed Ali shahaadada musharaxnimo ee xilka gudoomiyaha dhalinyarada.

Musharaxan ayaa kasoo gudbay dhamaan Shuruudaha looga baahnaa Musharaxa shahaada gudoonsiinta kadib guddiga ayaana kula dardaarmey Musharaxiinta in ay kashaqeyan isku keenida iyo midnimada dhalinyarada UDM iyo Hormarkooda.

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Mogadishu