Samtec
Sayid Mohamed Technical Education College is the only vocational education center in the Gedo region and one of the best in the whole of Somalia.
“Saameynta isbeddelka cimilladu ku yeeshay Soomaaliya waxaa lagu muujiyay daraasad laga sameeyey muddadii u dhexeysay 1960 ilaa 2040, oo aan anigu ka mid ahaa kooxdii ka shaqeysay. Tusaale ahaan intii u dhexeysay 1960 ilaa 1990 waxaa Soomaaliya laga diiwaan geliyey afar abaarood iyo lix fatahaadood, halka aanan wax duufaan badeed (cyclone) ah la diiwaangelin”.
Dr. Cabdullaahi Khaliif, Khabiir ku takhasusay Isbeddelka Cimillada
Lafagari Media
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the university
Telephone
Website
Address
Mogadishu
BN02010