QURUX
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from QURUX, Public Figure, Mogadishu.
22/04/2023
Waa Nasteexo . Weriyayaasha kale oo dhan way diideen inay baafiyaan balse iyaga oo dadka igu xiran kalsooni ku qaba ayaan annigu idiin soo qaaday ajarkan. Waxay ku dhex luntay Muqdisho .
Raadiya gabadhan oo hooyadeed ka farxiya. Wac teleefankan haddi aad aragto. 0615600660
04/02/2023
Ha dhayalsan ajarkan ka faa’iideyso Ee qoyskan qofkan ka maqan la baadi goob.
22/01/2023
Waxaan xanuunka la qeybsaneynaa dadkii ku hanti beelay dabkii xalay ka kacay suuqa Bakaaraha. Waxaan Alle uga baryeynaa in uu siiyo baddal kheyr qaba.
𝗛𝗼𝘄𝗹 𝘄𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗻𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗻𝗮 𝗱𝗮𝗯𝗱𝗮𝗺𝗶𝘀𝗸𝘂 waxa ay had iyo jeer 𝗵𝗲𝗲𝗴𝗮𝗻 𝘂 𝘆𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻 badbaadinta 𝗻𝗮𝗳𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗲𝗲𝗻𝗻𝗮.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu