Bulsho Insight
public
03/04/2026
Berri magaalada Baydhabo waxaa ku wajahan Madaxweynihii h**e ee Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo ka mid ah musharixiinta u tartamaya xilka madaxtinimada Koonfur Galbeed.
Magaalada Baydhabo ayaa si weyn looga dareemayaa diyaar-garowga soo dhoweyntiisa, iyadoo bulshada iyo taageerayaashiisu ay u diyaarsan yihiin soo dhaweyn heer sare ah.
Xildhibaan Maxamed Keerow oo si kulul uga hadlay faragelinta laga dhex wado beesha Xariin gudaheeda.
Taliye shub
29/09/2021
Man city iyo real MADRID sorry
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu