Shabeell

Shabeell

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shabeell, Writer, Mogadishu.

04/10/2024

Sxbkey kaftan weyne su aashaan aad igu soo celcelisay oo ah Hirshabelle 5oct dabaaldagaan leesku dirqinaayo aysan dadka rajabadan kaqabin maxaa u sabab ah ?
Jawab
Hiraan iyo shabeelaha dhaxe ayaa laga soo gaabshay hirshabeelle oo loo aas aasay in loogu shaqeeyo maamulka balse hadda oo ay indhaha is ku cadyihiin maamulka hadda jiro waxey qorsheynayaan in caasimada loo raro masaajid cali gaduud ama ceelbaraf
1 waa in lahelo maamul caasimadiisa mustaqbalka tahay jowhar
2 waa in lahelo madacweyne ay ka go antahay hirka oo siman dadkeeda
3 waa in lahelo maamul aaminsan bada iyo wabiga dhaxmara in ay somaliya quudin karaan
Dabaaldaga iyo isu faraxsanaanta intaas ayaa ka horeyso dirqi nagama saareyso hirka

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu