Madak Tech

Madak Tech

Share

Madak Tech is a innovative information technology solutions, offering a wide range of services to enhance business efficiency and digital transformation.

19/03/2026

Ciid Wanaagsan! 🌙

Waxaan dhammaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.

Halkaan ka bogo waxqabadkeena oo booqo barteena Behance
👉 https://www.behance.net/madak_tech

Photos from Madak Tech's post 10/02/2026

Farxad ayay noo tahay inaa u naqshadeynay Full Branding shirkadda Kafiye Construction service .
Waxaan u hindisnay naqshad casri ah oo ka turjumaysa tayada adeeggooda.

Haddii aad rabto naqshado heer sare ah, xirfadeysan, waan ku garab taagan nahay.
Nagala soo xiriir whatsapp 📲 https://wa.me/252628013883

Halkaan ka bogo waxqabadkeena oo booqo barteena Behance
👉 https://www.behance.net/madak_tech

Photos from Madak Tech's post 22/01/2026

Event Branding | CAT

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan nashqadeynay xafladda furitaanka rasmiga ah ee Xarunta Cilmi-baarista & Horumarinta Beeraha (Center for Agricultural Transformation – CAT)

Naqshad sax ah iyo hal-abuur tayo leh ayaa munaasabad kasta ka dhiga mid soo jiidasho leh oo xusuus reebta.

Haddii aad rabto naqshado heer sare ah, xirfadeysan, waan ku garab taagan nahay.
Nagala soo xiriir whatsapp 📲 https://wa.me/252628013883

Halkaan ka bogo waxqabadkeena oo booqo barteena Behance
👉 https://www.behance.net/madak_tech

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address

Mogadishu