RAAS MFI
Raas Microfinance Institution has created a strong brand in the Financial Sector and continues to strengthen its presence in the market.
01/05/2026
HAMBALYO 1-DA MAY MAALINKA HOWLWADEENADA ADUUNKA
Maanta oo ay tahay Maalinta Howlwadeenadda Adduunka, waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan Howlwadeenada RAAS MFI.
Waxaan idiinka mahadcelinaynaa hal-adaygga, kartida, iyo hufnaanta aad ugu adeegtaan bulshada.
RAAS MFI Team, waxaad tihiin lafdhabarta guushayada. Mahadsanidiin! 👏✨
26/04/2026
Keydso maanta ! ✨
RAAS MFI waxay kuu diyaarisay adeeg keyd (Savings) oo kuu sahlaya inaad lacagtaada si ammaan ah u kaydsatid.
Bilow keydkaaga maanta adigoo dooranaya adeegga keydka ee RAAS MFI.
📞 Naga soo wac: +252 610 100800
19/03/2026
Ciid Mubaarak dhammaan ummadda Muslimiinta 🌙✨
RAAS MFI waxay idiin rajaynaysaa farxad, nabad iyo barwaaqo.
Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii bisha barakeysneeyd
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu