SAMO WAFIT
Tuke nasiib uu caano ku arko waa leeyahay, laakin nasiib uu ku cabo ma leh.
10/05/2023
Mid ka mid ah Sheekooyinka ugu quruxda badan ee aan aqriyo.( Qiso dhab ah )
Gabar da’dhexaad ah ayaa soo gashay maqaayad si ay uga cunteyso, markii dalabkeeda loo soo dhigay ayay sheedda ka aragtay gabar yar iyo aabaheed oo soo eegaya dalabkeeda duruufna ay ka muuqato.
Adeegihii Baarka ayay ka codsatay in gabadha iyo aabaheed uu soo xareeyo dalabna uu ka qaado oo waliba wax alla wixii ay dooqdaan uu u keeno.
Gabadha yar aad bay u xishootay oo waa awoodi weysay in dalab ay dhiibato maxaa yeelay filan waa ayay ku noqotay in fadhigaasi quruxda badan lagu casumo dalabkeedana xor looga dhigo.
Nasiib wanaag gabadhii kale ayaa amartay in dalab la mid ah kan ay iyada dalbatay in aabaha iyo gabadhiisa loo keeno
Markii ay cunteeyeen dhammaan oo waqtiga ay bixi lahayd lagaaray ayay dalbatay warqadda biilka si qarashka ay u bixiso
Waxaa loo keenay warqad wax lacag ah aysan ku qorneen, waxa kaliya ee ku qornaana ay ahayd
“ ka socoto milkiilaha maqaayadda , walaal innaga maheysanno kul kuleetar awooda in uu xisaabiyo qiimaha iyo ixsaanka aadanaha uu sameeyo “
"ان الله لا يضيع اجر من احسن عملًا "
Here's why you should not GOSSIP.
In Ancient Greece, Socrates had a great reputation of wisdom. One day, someone came to find the great philosopher and said to him:
- Do you know what I just heard about your friend?
- A moment, replied Socrates. Before you tell me, I would like to test you the three sieves.
- The three sieves?
- Yes, continued Socrates. Before telling anything about the others, it's good to take the time to filter what you mean. I call it the test of the three sieves. The first sieve is the TRUTH. Have you checked if what you're going to tell me is true?
- No, I just heard it.
- Very good! So, you don't know if it's true. We continue with the second sieve, that of KINDNESS. What you want to tell me about my friend, is it good?
- Oh, no! On the contrary.
- So, questioned Socrates, you want to tell me bad things about him and you're not even sure they're true? Maybe you can still pass the test of the third sieve, that of UTILITY. Is it useful that I know what you're going to tell me about this friend?
- No, really.
- So, concluded Socrates, what you were going to tell me is neither true, nor good, nor useful. Why, then, did you want to tell me this?
"Gossip is a bad thing. In the beginning it may seem enjoyable and fun, but in the end, it fills our hearts with bitterness and poisons us, too!"
Click here to claim your Sponsored Listing.