Lemon Advert

Lemon Advert

Share

Lemon Advert:
Where Ideas Turn into Masterpieces!

17/02/2026

Ramadan Kariim 🌙
Bishan barakaysan ee Ramadaan waxaan idiin rajaynaynaa naxariis, dambi-dhaaf iyo khayr badan.
Alle ha naga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka wanaagsan. 🤍

11/02/2026

Waxaan heshiis shaqo la galnay 𝗖𝗼𝗱𝗲𝗲𝘆 𝗧𝗿𝗮𝘃𝗲𝗹 𝗔𝗴𝗲𝗻𝗰𝘆 si aan uga dhigno barahooda bulshada kuwo si dhab ah u muujinaya 𝗮𝗱𝗲𝗲𝗴𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘁𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗮𝘆 𝘀𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮𝗱𝗱𝘂 𝗯𝗶𝘅𝗶𝘀𝗼, anagoo u sameyn doonna naqshado casri ah oo soo jiidasho leh.

01/02/2026

Lemon Advert

Waxaan kaagala qeyb qaadaneynaa xafladaada waliba si qurux badan inaga oo ay astaan inoo tahay howl hufan iyo tayo sarre.

06/01/2026

🎉 Waan Soo Laabannay! 🎉
LEMON ADVERT waxay dib ugu la soo laabatay adeeg tayo sare leh iyo suuq-geyn dijitaal oo hal-abuur leh 🍋✨

Haddii aad rabto in ganacsigaaga la arko, la xasuusto, lana iftiimiyo —
📢 Annaga ayaa xal kuu ah!

📅 January 2026
📞 Nala soo xiriir: 770977149

💡 Creative Digital Marketing That Makes Your Brand Shine

Photos from Lemon Advert's post 24/11/2025

Qaar ka mid ah sawiraddii quruxda badnaa ee aan kasoo qaadnay xafladda maalinta macalinka Soomaaliyeed ee Mu'asasada Al-Macrifa.
Munaasabad farxad iyo mahadnaq ka buuxdo!

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

30 Street
Mogadishu