Studio4u

Studio4u

Share

media production

01/10/2024
18/01/2024

Diidnayee ogow
Dalkayaga ninkiii doonaayayoo
Inoo dunsiiya raboo
Anaga diidanayay ogow

02/01/2024

Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo hortagay fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ayaa soo bandhigay mowqifka shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ee ku aaddan damaca Itoobiya ee Biyaha Soomaaliyeed.

16/01/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka Wadatashiga iyo Dib u Heshiisiinta Koonfur-Galbeed ayaa soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed.

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Mogadishu
252