Filasho
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Filasho, Media Agency, Mogadishu.
18/08/2024
Abdullahi Mohamed waa 3 jir Dayniile ayaa lagu cunay waana la dilay.
Hooyadiis waxay dhashay 5 Gabdhood isaga oo kaliya ayaa wiil u ahaa hadana laba canug oo mataana ah ayee caloosha ku Wadaa.
Hooyadiis oo gacanta ka hayso ayaa laga dafay Bajaaj ayaa lagu watay kadib hal habeen Waxaa la helay Abdullahi oo labada kiliyood laga soo baxsaday Ceejina lagudilay xubinta tarankana laga soo goostay.
Maxaa qaldan ilmahan yar yaa sidaa u ciqaabi karo muxuuna qalad ah oo uu sameyn karaa ?
Abdullahahi iyo hooyadiis ayaa qaraaba salaan u yimid Dagmada Dayniile waxayna ku noolaayeen Dagmada Xamar weyne .
Reer Dayniile Abdullahi Dadkii cunay hadaadan iska soo dhax saarin oo aadan soo qabanin ilma badan ayee arintan ku dhaci doontaa ee mala socotaan?
Filasho
Click here to claim your Sponsored Listing.