Samatalis

Samatalis

Share

بسم الله الرحمن الرحيم

20/07/2025

Dul-Qarneyn oo safar dheer ku maray dunida ayaa
Waxa uu la kulmay qowm ay dhib weyn ku hayaan Yacjuuj iyo Maacjuuj.

Dadkaasi waxay ka codsadeen in uu dhiso darbi adag oo ka celiyo fasahaadka Yacjuuj & Maacjuuj.

Wuu aqbalay, Ilaahayna wuxuu siiyay awood uu ku dhiso "radm", oo ah darbi bir iyo naxaas lagu dhisay.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu