Makesom Technology
Our goal is to help businesses and individuals build a strong digital presence and communicate their message through creative visual solutions.
09/03/2026
10 ki dabe ee Ramadaan aya bilawday aan ku dadaalno salatul laylka, Quran aqriska, istiqfaarta, iyo Afurinta dadka nugul.
06/03/2026
Allah aya ku mahadsan oo nabad inagu gaarisayay bisha barakeysan ee Ramadaan aan ka wada fa'iideysano fadliga bisha Ramadan.