Matrix CVS
AlertIing today for a better tommorow
10/05/2026
𝐒𝐚𝐟𝐞𝐭𝐲 𝐅𝐢𝐫𝐬𝐭 — 𝐁𝐚𝐝𝐛𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐮 𝐖𝐚𝐚 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦!
Gaari kasta wuxuu u baahan yahay qalab badbaado oo lagu kalsoonaan karo. Dab yar oo degdeg ah ayaa sababi kara khasaaro weyn haddii aan si dhaqso leh loo xakameyn. 🔥🚗
✅ Ku rakib Fire Extinguisher gaarigaaga si aad u ilaaliso:
Naftaada
Qoyskaaga
Gaarigaaga
Hantidaada
Ha sugin xaalad degdeg ah ka hor intaadan diyaar garoobin. Badbaadadu waa masuuliyad qof walba saaran.
📞 Nala soo xiriir maanta si aad u hesho qalab tayo leh oo ammaan ah.
📞 Naga soo wac: +252610562222 / +252610652222
🌐 Booqo boggayaga: www.matrixcvs.net
📍 Goobta: Wadada Makka Almukarama, Muqdisho - Soomaaliya
09/05/2026
𝐅𝐢𝐧𝐠𝐞𝐫 𝐀𝐭𝐭𝐞𝐧𝐝𝐚𝐧𝐜𝐞 𝐌𝐚𝐜𝐡𝐢𝐧𝐞
U Maamul shaqaalahaaga si fudud oo casri ah!
Finger Attendance Machine wuxuu kuu sahlayaa in aad si fudud oo digital ah ula socotid shaqalaahaga:
✅ Face Unlock
✅ Fingerprint Unlock
✅ Card Unlock
✅ Face Recognition & Mask Detection
✅ Dual Camera & HD Display
Ku habboon xafiisyo, shirkado, iskuullo iyo hay’ado kala duwan — si loo hubiyo joogteynta shaqaalaha si sax ah oo ammaan ah.
wixi fahfahin dheeri ah naga soo xariir.
📞 Naga soo wac: +252610562222 / +252610652222
🌐 Booqo boggayaga: www.matrixcvs.net
📍 Goobta: Wadada Makka Almukarama, Muqdisho - Soomaaliya
07/05/2026
𝗧𝗵𝘂𝗺𝗯 𝗙𝗶𝗻𝗴𝗲𝗿𝗽𝗿𝗶𝗻𝘁 𝗦𝗺𝗮𝗿𝘁 𝗗𝗼𝗼𝗿 𝗟𝗼𝗰𝗸
Wa smart door lock oo casriga ah waa nooc awood u leh in lagu furo Aqoonsiga Farta, Aqoonsiga Faraha, Password, ID Card iyo Application, Kasoo dalbo Store-deena Geeska Africa
📞 Naga soo wac: +252610562222 / +252610652222
🌐 Booqo boggayaga: www.matrixcvs.net
📍 Goobta: Wadada Makka Almukarama, Muqdisho - Soomaaliya
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |