Adeegso

Adeegso

Share

We share the latest technology trends, smart digital solutions, and practical guides to help people stay updated in the fast-changing digital world.

23/01/2026

Taariikhdu way qormaysaa 📖🔥
Mid walba shacabkiisa ayuu matalayaa, mid walbana taageero ayuu mudan yahay.
Adigu xaggee taagan tahay?

Ma lander ka ayaa maamula facebook mise ciyaal xamar
Cirro ❤️
Xasan 👍

23/01/2026

DEGDEG: heshiis hoosad maal galin ganacsi ayaa loo soo bandhigay madaxweyne cirro, wuuna qaatay usa neh meesha wey soo galeen isr kaliya ma ahan howsha!

Xasanow heshiiska qishka kadaa 👀

22/01/2026

Madaxweyne cirro iyo wiilka trump ee eric oo wada kulmay.

Sakay ayaa idin sii sheegay in trump iyo cirro ay kulmayan weyna dhaceysaa!

22/01/2026

DEGDEG: waxaa la sheegaya in shir hoosad ay wada fariisten madaxweyne cirro iyo trump, natiijada idin kala soco like saar!

Xasanow daaqada ka leexo hadii irida lagaa furin?

Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu
25261