Tabarak Study abroad
Tabarak study abroad wa shirkad ku shaqaysa daacadnimo iyo howlkar
02/08/2021
Ma dooneysa waxbarasho dalka turkey oo 80% Scholarship ah, hadii jawaabtaadu tahay haa fadlan nagala soo xiriir: 0615474928
/ 0613885505
29/07/2021
Tabarak Study abroad oo aad horey uga barateen visooyinka waxbarasho iyo fududeynta, waxaa idin heyna soo sarista visa waxbarasho iyo caafimaad ee dalka , hada si aad uso dalbato viso turkey oo deg deg ah fadlan nagala soo xiriir: 0615474928 / 0613885505 ama xarunta oo ku taala wadada taleex.
19/07/2021
Ciid wanaagsan waxaa farxada la qeybsaneena dhamaan ummada muslimiinta, caafimaad ku ciida dhamantiin.
13/07/2021
waxaa dhamaan bulshada ku dhaqan iyo nawaaxigeeda ugu bishaareyneena in aan qabaneyno muhiim ah kaaso oo wax badan kaga iftiimin doona mustaqbalkaaga iyo arimaha laxiriira jaamacada iyo jaamacadaha dibada iyo habdhaqankooda,
tirada dadka kasoo qeyb galayaasha oo aad uxadidan.
hadaba hadii aad daneynayso fadlan nagala sooxiriir 0615474928 / 0613885505 ama xarunta oo ku taala wadada taleex.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |