Hon Hassan Ibrahim
waxan ku so gudbin doonaa xogo muhiim ah oo iskugu jira mid aqooneed, mid siyaasadeed, iyo mid ka hadleysa waxbarashada
27/05/2026
Ciid Mubarak dhamman Ummadda muslimiinta gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed
Ciidaan ciideeda kale allah nabad hangu gaarsiiyo 🤲🤲
18/04/2026
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Xulka Degmada Qoryooley ayaa ku guuleysatay koobka degmooyinka gobolka shabelaha hoose kaas oo ay martigelinayeen Deegaanka Shalanbood
Xulka Degmada Qoryooley Aya guul weyn ka so garay dhigooda Deegaanka Janaale ee gobolka shabelaha hoose ciyaartaas oo ay ku so dhamaatay (Qoryooley 1 iyo Janaale 0)
17/04/2026
Finalka Koobka Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa galabta lagu qabanayaa deegaanka Shalanbood, iyadoo ay foodda is darayaan degmooyinka Qoryooley iyo Janaale.
Ciyaartooyda Degmada Qoryooley. ayaa gaaray Shalanbood, halkaas oo ay ugu diyaar garoobayaan kulanka k**a dambaysta ah ee tartanka. Labada dhinac ayaa muujinaya diyaar garow xooggan, iyadoo taageerayaashuna ay si weyn u sugayaan ciyaar xiiso leh oo go’aamin doonta horyaalka.
Sidokle waxaan guul u rajeynayaa Xulka Degmada Qoryooley
F.g Hadaa Xarif Tahay Ha Ila Hariir Marin 🤣🙈
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |