Key Message
Communication and PR company based in Somalia
Your Narrative Solutions
Documentary ay Keymessage ka sameysay Banbaxa Gobolka Benadir. Shirka oo maamulka Gobolka Banaadir uga qabsoomay magaalada Muqdisho 10-14 ka Janaayo 2023, ayaa waxaa tabintiisa lahaa shirkada adeeg warbaahineed ee xiriirka bulshada ee KeyMessage .
https://www.youtube.com/channel/UCdK_UU9Xn8QLOe7CupFfVHg
04/05/2023
Dunida waxaa maanta looga dabaaldegayaa maalinta fure sireedka adduunka. Imisa jeer ayaa beddashaa fure sireedka akoonadaada?
Wax walba oo ku saabsan Calaamadda Aqoonsiga Twitter-ka ee Blue tick.
21/04/2023
Dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidul Fidriga. Alle sanadkaan sanadkiisa ha nagu gaarsiiyo bashbash iyo barwaaqo.
عيد مبارك
تقبّل الله منّا ومنكم صالح الأعمال
Khibraddeena xayeesiin sameynta waa mid la jaanqaadeysa dunida.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252