Adeege
waxan ka shaqena Sara u qaadida ganacsiyada
24/07/2025
Hoggaanka Ganacsigaaga ayaan noqoneena!
> Ma rabtaa in ganacsigaaga uu yeesho muuqaal xirfadeed oo soo jiidasho leh?
Adeege Advertisement waxu kuu yahay madal lagu kalsoonaan karo marka ay timaado maamulka iyo naqshadeynta ganacsigaaga.
Waxaan kuu keeneynaa xalal casri ah:
✅ Naqshadeyn xirfad leh
✅ La-talin iyo maamul istaraatijiyadeed
✅ Horumar muuqda oo la taaban karo
📲 La xiriir si aan u bilaabno safarka horumarkaaga!
📞 WhatsApp: 614554054 / 619100205
🔵 La soco: Facebook, Instagram, TikTok 👉
---
17/07/2025
Jumco mubarak
Dhamaan umada somaliyed, qeerka malinka Allah hana waafajiyo.
16/05/2025
Waxan mudo ka maqnen *page kena dib* usoo celinay adeeyadii aan qaban jirnay.
▪︎Graphics design
▪︎Video editing
▪︎Motion Graphics
▪︎Logo and Branding
▪︎Web design
▪︎System management
Wixi maclumada nagala so xirir 614554054
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Website
Address
Mogadishu
252