SAHAL ICT Solutions
CREATIVE IDEA, BEST SOLUTION, PRO SERVICE Software Development, SaaS, Mobile App Development and Sof
26/05/2026
๐ ๐๐๐๐ ๐ ๐จ๐๐๐๐ฅ๐๐ โจ
๐๐ ุนูุฏ ุงูุฃุถุญู ู
ุจุงุฑู ๐๐
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู
ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ โจ
CIIDUL ADXA MUBAARAK
Alle hanaga aqbalo camalka wanaagsan,
ciid wanaagsan sanad walba bash bash iyo barwaaqo ku gaara. ๐ค
25/05/2026
๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐จ
Soonka maalinta Carafo waa fursad weyn oo lagu dhaafo dambiyada sanadkii h**e iyo kan soo socda. ๐คฒ
๐ฟ Ku dadaal:
โข Soon
โข Ducada
โข Dikriga iyo Istighfaarka
โข Salaadda iyo Qurโaan akhriska
โAllaha naga dhigo kuwa laga aqbalo acmaashooda.โ ๐ค
17/05/2026
๐ธ๐ดโจ Hambalyo Soomaaliya ๐ธ๐ดโจ
Soomaaliya waxay maanta muujisay horumar muuqda oo dhinaca tiknoolojiyadda iyo isgaarsiinta ah, taas oo caddeyn u ah dadaalka iyo hal-abuurka shacabka Soomaaliyeed. ๐ก๐ป๐
ICT-du waa furaha horumarka casriga ah โ laga bilaabo ganacsiga, waxbarashada, caafimaadka ilaa adeegyada dowladda. Guushan waxay dhiirrigelin u tahay dhalinyarada Soomaaliyeed inay sii wadaan hal-abuurka iyo kobcinta teknoolojiyadda dalka. ๐
Mustaqbalka Soomaaliya waa mid dijitaal ah.
Aan wada dhisno dal ku hormara aqoonta, innovation-ka iyo technology-ga casriga ah. ๐ธ๐ดโค๏ธ
28/04/2026
Sahal Cloud Inventory System Accounting System waa xal dhamaystiran oo kaa caawinaya inaad si fudud u maamusho ganacsigaaga?
โ
Xisaab sax ah
โ
Kayd ammaan ah
โ
Warbixin degdeg ah
โ
Maamul fudud
Buug gacmeed ka gudub, ganacsi casri ahna u gudub.
SahalCloud โ Xogtaada gacanta ku hay.
๐ Nala soo xiriir: 61 4993901
22/04/2026
THE BEST BUSINESS SOFTWARE SOLUTION
Sahal ICT Solution waxay bixisaa nidaamyo software oo casri ah oo fududeeya maamulka ganacsigaaga.
๐ป Web Development
๐ฑ Mobile App Development
๐ Networking Solutions
๐ ERP Systems
๐ Nala soo xiriir: 61 4993901
๐ www.sahalict.com
๐ Start your digital journey today!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu