Syl Foundation
wellcome with open hands
29/10/2025
Ogeysiis muhiim ah
Fursad Barayaal
Dugsiyada SYL waxaa ka banaan Fursad macalinimo
Maadooyinka banaan :
1. Sugaanta dugsi sare ( 1 boos)
Xarunta : zoona key
Galinka: Subax
2: Busines iyo Technology oo ( 1 boos)
3: Tar iyo Arabic (1 boos)
Xarunta gubta
Galinka subax
Shuruudaha looga baahanyahay macalinka codsanaya:
1. Shahaado jaamacadeed oo xariir la leh booska uu codsanayo.
2. Qibrad ugu yaraan 3 sano
3. Inuu ku fiicanyahay ugu yaraan labo maado.
4. Inuu diyaar u yahay imtixaan.
Hadaba haddii aad daneeneyso boosaskaas kusoo dir Cv-gaaga iyo shahaadoyinkaga whasapp numberkan
0613683845
Fadlan araaji qabashada waxey ku egtahay maanta oo arbaco ah galinka h**e saacaduna tahay 9:00am taariikh 29/10/2025.
Imtixanku isla maanta waxa uu ka dhacayaa xarunta iskuulka ee trebiano.
Mahadsanidiin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
2521