Almaas Diploma Programmes
Jaamacadda Almaas waxaa ka go'an in ay soo saarto aqoonyahano xirfadeesan.
02/05/2025
𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮...
Jaamacadda Almaas waxaa ka socota diiwaan gelinta Fasalla cusub oo kala ah:
1. 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗣𝘂𝗯𝗹𝗶𝗰 𝗛𝗲𝗮𝗹𝘁𝗵 𝗡𝘂𝘁𝗿𝗶𝘁𝗶𝗼𝗻
2. 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗡𝘂𝗿𝘀𝗶𝗻𝗴 𝗮𝗻𝗱 𝗠𝗶𝗱𝘄𝗶𝗳𝗲𝗿𝘆
𝟯. 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗣𝗵𝗮𝗿𝗺𝗮𝗰𝘆
Is qoristu waxay ka socotaa xarunta Jaamacadda, lasoo xiriir 0612247521 ama 0622247521
https://chat.whatsapp.com/EcbfBE4BD6RDHgP5pKc3mo
16/07/2024
14/07/2024
Fursad Qaali ah:
Kuliyadda Culuumta Caafimaadka Jaamacadda Almaas waxay ugu bishaaraynaysaa dadka Caafimaadka barta in ay u qabaneeso tabobar ku saabsan 𝗛𝗜𝗩(𝗔𝗜𝗗𝗦) 𝗣𝘂𝗯𝗹𝗶𝗰 𝗔𝘄𝗮𝗿𝗲𝗻𝗲𝘀𝘀 & 𝗣𝗿𝗲𝘃𝗲𝗻𝘁𝗶𝗼𝗻 , oo laqaban doono Khamiista soo socota 18/07/2024 , 01:00pm duhurnimo.
F.G. Seminar-ku wuxuu leeyahay Shahaado
Faahfaahin lasoo xiriir 61 2247521 ama
0622247521
20/05/2024
𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮...
Jaamacadda Almaas waxay bilaabaysaa Bisha June 2024 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗣𝘂𝗯𝗹𝗶𝗰 𝗛𝗲𝗮𝗹𝘁𝗵 𝗡𝘂𝘁𝗿𝗶𝘁𝗶𝗼𝗻.
FG. Diploma-daan waa part time iyo full time
Is qoristu waxay ka socotaa xarunta Jaamacadda, lasoo xiriir 0612247521 ama 0622247521
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the university
Telephone
Website
Address
Mogadishu
00252