Asal Store
Hab online ah ku iibso dhamaan qalab kala duwan oo tayadoodu aad u sarrayso iyo qiimo jaban
18/02/2023
DALAB CUSUB
Salaad baraha caruurta wuxuu si fudud u barayaa salaadaha, caruurta, aadaanka, adkaarta la aqriyo salaadaha sida rukuucda, sujuudda, atayaaadka iwm.
Qiimaha $35 kaliya
Barkinta madaxa u toosisa caruurta, hurdada u saxda habeenkii kana ilaalisa cunuga inuu dhoco iwm
Qiimaha $19 kaliya
Faahfaahin 0619400575 whatsapp
01/02/2023
NEW ARRIVAL
Tusbax Caaqil ah, oo aad ku xiran kartid mobilkaada si fudud oo aad kala socon kartid dikriga maalin walbo aad akhriso:
Tusbax fudud, salaad xasuusiye iyo qiblod hage wuxuuna kuu sheegaa saacadda.
Biyaha waysada magalayaan, batarigiisuna waa 3 maalin.
Qiimaha waa $28 Kaliya. kasoo dalbo Whatsappka 61 9400575
Click here to claim your Sponsored Listing.