Saramic
Saramic building material waa shirkad soo dajisa dhamaan waxii aad uga baahneed qalabka dhismaha
15/05/2026
𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 dhammaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiisha qiimaha badan ee shirkadda Saramic Building Material.
Maalinta Jimcaha waa maalin barako iyo kheyr badan leh. Aynu ku dadaalno:
🤲 Qusulka
🕌 Salaadda Nabiga (SCW)
📖 Akhrinta Suuratul Kahf
❤️ Ducada iyo xuska Allah
Ilaahay ha naga aqbalo cibaadadeenna dhammaanteen.
06/05/2026
Saadaali ciyaarta u dhaxaysa Bayern Munich vs PSG kuna guuleyso $10
𝗨𝗘𝗙𝗔 𝗖𝗵𝗮𝗺𝗽𝗶𝗼𝗻𝘀 𝗟𝗲𝗮𝗴𝘂𝗲 – 𝗦𝗲𝗺𝗶-𝗳𝗶𝗻𝗮𝗹𝘀 | Leg 2 of 2
Yaa u gudbaya final-ka?
Bayern Munich mise 🔵 PSG?
Shuruudaha lagaa rabo si aad u guuleysato:
1️⃣ Ku mention garee ugu yaraan 3 qof qeybta commentiga.
2️⃣ Like & Follow saar page-ka.
3️⃣ Public ugu share garee post-ga.
4️⃣ Comment kusoo qor natiijada saadaashaada.
5️⃣ Lama ogola in comment-ka la edit gareeyo.
6️⃣ Hal saadaal oo keliya ayaa la aqbalayaa.
F.G: Saadaasha waxay xirmeysaa marka ciyaartu bilaabaneyso.
Abaal-marin gaaraysa $10 ayaa la siin doonaa qofka sida saxda ah u saadaaliya natiijada ciyaarta.
Guul wacan dhammaan!
Telephone
Website
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 16:30 |
| Tuesday | 07:00 - 16:30 |
| Wednesday | 07:00 - 16:30 |
| Thursday | 07:00 - 16:30 |
| Saturday | 07:00 - 16:30 |
| Sunday | 07:00 - 16:30 |